I ❤ SOMALIA™

Groupka wuxuu u furanyahay dhamaan muwadiniinta SOOMAALIYEED. waa ka mamnuuc in website lagu xayasiisto iyo la soo galiyo sawiro anshax xun iyo in liska aflagaadeeyo.

Groupka waxow u furanyahay in lisweedaarsado fikir iyo halkaan lagu barto waxey tahay wadaniyada dhabta iyo midnimada iyo qaranka welcome all.