AHMED HASSAN COMMUNITY

asc marka hore dhamaan meel kasta aduunka ka joogtan bacda salaaan
waxa jirta waxkasta laa asaaso sabaab ayaaloo asaasa ama baahi hakeento ama sababo kale hakeenan oo loo qabo
hadabo waxan idin so gudbinayna asaasay idin soo gudbin doona yaado micna badan ku dhex jiraan dhowrka qodob aan idin soo gudbin doona

Dan Wadaag



(1) markii aanu aragnay in beesha aanay wax xidhiidh ah ama wada taahsi aanay lahayn meel kasto ay joogto

(2) markii aanu aragnay deegaanka beeshu ka soo jeedo oo hoos dhac aad u weyn ka muuqda sababo jiraa awgeed

(3) markii aanu aragnay dhaliinta beeshu leedahay rag iyo dumar aan dadka iska aqoon meel kastay ay joogaan

(4) hadabo qodobka ugu weyn laa tabaan karaa in loo sameeyo ama nugu kalifay waxa weeye (DAN Wadaag)