‫منتدى الصوماليين للدراسات العليا Somalian forum for graduate studies‬

Guruub-kaan waxaa loo sameeyey in Qof kasta oo Aqoon , Khibrad iyo Waayo aragnimo leh uu kusoo bandhigo wixii talo ama tusaale ah oo maskaxdiisa ku jira oo u adeegaya maslaxadda dalka , diinta iyo dadka.
MAHADSANIDIIN.