midnimada Deegaanada ciise salal,sitti,Dire-Dawa and Djibouti

waxaan kusoo dhawaynaynaa qolkan dhamaan dhalinyarada kasoo jeeda beelwaynta ciise ee asal ahaana iska leh deegaanada balaadhan ee kala ah Salal,Sitti, Dire-Dawa and Djibouti oo kaliya si ay isugu soo gudbiyaan fikradahooga,taladooda horawmarineed ee ku aadan dib u dhiska iyo soo noolaynta deegaanadooda.
Ururkan waxaa astaan u ah :"""""ciise waa ciise nina caara ma dheera """"".